Waxtarka macdaha

  •  Waxtarka mineralska 

1. Calcium:

Waxa uu muhiim u yahay lafaha iyo ilkaha. Waxa kale oo uu ka qaybqaataa shaqada murqaha iyo wadnaha.

2. Iron (Birta):

Waxa uu ka qeybqaataa samaynta hemoglobin oo dhiigga u qaada ogsijiinta.

3. Zinc:

Waxay taageertaa bogsashada nabarrada, difaaca jirka, iyo samaynta unugyada cusub.

4. Magnesium:

Wuxuu caawiyaa shaqada murqaha, dareemayaasha, iyo habka sonkorta loo isticmaalo.

5. Potassium & Sodium:

Waxay caawiyaan hagaajinta cadaadiska dhiigga iyo shaqada muruqyada iyo dareemayaasha.



Comments

Popular posts from this blog

4 easy steps to becoming a successful freelance writer

Cuntooyinka dabiiciga ah waa furaha caafimaadka

Vitamis iyo macdan la, aan