LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Cuntooyinka dabiiciga ah waa furaha caafimaadka

 


Jirkaaga wuxuu u baahan yahay nafaqooyin dabiici ah si uu u shaqeeyo si wanaagsan. Halkii aad ka raadin lahayd kiniino badan, isku day inaad nafaqooyinkan ka hesho cuntooyinka dabiiciga ah:


🍊 Vitamin C – Ka hel liin, moos, canbe, yaanyo, basasha cusub iyo babaay.

🌞 Vitamin D – Qoraxdu waa isha ugu weyn! Laakiin kalluunka salmoonka, ukun iyo caanaha ayaa sidoo kale hodan ku ah.

🥬 Vitamin K – Waa muhiim u ah dhiigga. Waxaa laga helaa kabsar, spinash, brokoli iyo kale.

🥕 Vitamin A – Ka hel karootada, bocorka, iyo kale. Waxay kor u qaadaa aragga iyo maqaarka.

🥜 Vitamin E – Dhirta saliidda leh sida lowska, iniinaha (sunflower seeds), iyo avokado ayaa aad u fiican.


N.B: Cuntada wanaagsan, hurdada fiican iyo cabitaanka biyo badan waxay kaa dhigayaan qof firfircoon, qurux badan oo kalsooni leh.

Post a Comment

0 Comments