Fiitamiinada iyo macdanta (vitamins & minerals) waa nafaqooyin muhiim u ah jirka si uu si wanaagsan u shaqeeyo. Inkasta oo ay jirka u baahan yahay tiro yar, haddana doorkooda waa muhiim oo waxaa ka mid ah:
- Kordhinta difaaca jirka
- Caafimaadka lafaha, maqaarka, iyo aragga
- Koritaanka iyo horumarka unugyada
- Caawinta dheefshiidka iyo habka tamarta (energy metabolisms
0 Comments