Maxay jidhak uqabtaan biyaha, vitaminada iyo macdantu

 4. Faytamiino:waxay  nidaamiyaan hab-socodka jidhka, taageerida korriinka, waxa aanu ka caawiyaa jidhku in uu iska difaaco caabuqyada. 

 5. Macdanta: Waxa ay muhiim u tahay dhismaha lafaha iyo ilkaha, nidaaminta dareeraha jidhka, iyo taageeridda shaqada neerfaha iyo muruqa. 

6: Biyaha: Waxa ay lagama maarmaan u yihiin  ilaalinta heerkulka jidhka, qaadista nafaqooyinka, iyo ka saarida qashinka jidhka

Comments

Popular posts from this blog

4 easy steps to becoming a successful freelance writer

Cuntooyinka dabiiciga ah waa furaha caafimaadka

Vitamis iyo macdan la, aan