LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Nafaqooyinku maxay inasiiyaan

 

Nafaqooyinkan waxay ina siiyan :

Koriin fiican, nolol, horumar xag maskaxiyan iyo muqaal ahaanba ,tamar ama energy ,joogtaynta kumaankum shaqo oo ka dhaca jirkaag gudihiisa daqiiqad walba malinkii



Si aan u helno cafimaad buuxa ,maskax fayow ,qaad dhismeed fiican ,firfircooni maskaxiyan ah iyo tu muqaaleedba

Nafaqooyinku(nutrients) waxay ka koobanyihiin lix(6) qaybood ama six classes of nutrients sida:

Carbohydrate (tamarta), fats (dufanka), protein (brotiin), vitamins (fitamins), minerals(macdanta) & water(biyo)

Jirku ma samaysankaro nafaqo ama mid ku filan waa inaan ka helno cuntadeena haday dhacdo

In uu mid ka mid ah yaraado ama bato waxay ina soo food saaray xalad caafimaad daro(mulnurition)

Sida inaan u badanahay iska taahida badan dhabarka ,madaxa ,indho xanuunka, xasaasiyada/xanuunka maqaarka ,wadna xanuunka ,iyo sidoo kale koriin xumada sida aan badanay ,qaab dhimeedka jirkeena ma fiicna

aniga oon ku soo koobi Karin maqaalkan faa’iidooyinka nafaqada iyo wax tarkooda waxaan ka hadli doonaa qoraalkan qoraalada ku xigi doona insha allah

-Nafaqooyinkan iyo meelaha aan ka heli karno(source of nutrient)

Post a Comment

0 Comments