Caafimaad


 Sida la wada ogsoon yahay bulshada Soomaaliyeed iyo dalalka soo koraya waxay door bidaan cunnooyinka dhaqanka, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed, cunnooyinka aan u baran jirnay iyadoo aan laga fiirsan caafimaadkooda iyo nafaqadooda sida: Bariiska, Baasto iyo Caano.


Uma dooranno cuntadeena caafimaad, nafaqo, ka hortagga iyo difaaca cudurrada, korriinka maskaxda iyo muuqaalka

Maanta, waxaan sharxi doonaa ereyga nafaqada, oo aan had iyo jeer maqalno iyo waxa uu yahay

Cuntada aan cunno waxay ka kooban tahay isku-dhisyo kiimiko ah oo muhiim u ah shaqada jidhkeenna, isku-dhisyada kiimikaad waxaa loo yaqaannaa nafaqo

Comments

Popular posts from this blog

4 easy steps to becoming a successful freelance writer

Cuntooyinka dabiiciga ah waa furaha caafimaadka

Vitamis iyo macdan la, aan